Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Löfven oo xukumadda isku shaandheyn ku sameynaya

La daabacay onsdag 25 maj 2016 kl 09.22
Madaxa dawladda Stefan Löfven (S). Kaydka sawirrada: Thommy Tengborg/TT
Madaxa dawladda Stefan Löfven (S). Kaydka sawirrada: Thommy Tengborg/TT

Madaxa dawladda Sweden ayaa maanta lagu wadaa inuu soo ban-dhigo sidii uu horayba u ballan qaaday isku shaandheeyn uu ku sameeyo golihiisa wasiirrada, sida ay war ku heshay laanta wararka idaacadda ee Ekot.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".