Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Löfven oo dawladdiisa ku soo daray saddex wasiirna ka casilay

La daabacay onsdag 25 maj 2016 kl 12.39
Saddex wasiir oo cusub iyo mid la eryay
(5:53 min)
Ann Linde, Peter Eriksson, Isabella Lövin, Stefan Löfven, Karolina Skog iyo Ibrahim Baylan. Sawirle: Jonas Ekströmer/TT
1 av 6
Ann Linde, Peter Eriksson, Isabella Lövin, Stefan Löfven, Karolina Skog och Ibrahim Baylan. Sawirle: Jonas Ekströmer/TT sawir: Jonas Ekströmer/TT
Isabella Lövin, ku-simaha cusub ee madaxa dawladda ahna wasiirka taageerada caalamiga iyo cimilada. Sawirle: Jonas Ekströmer / TT.
2 av 6
Isabella Lövin, ku-simaha cusub ee madaxa dawladda ahna wasiirka taageerada caalamiga iyo cimilada. Sawirle: Jonas Ekströmer / TT.
Ann Linde, wasiirka cusub ee EU iyo ganacsiga dibadda. Sawirle: Jonas Ekströmer / TT.
3 av 6
Ann Linde, new EU and Trade Minister. Photo: Jonas Ekströmer / TT.
Peter Eriksson, wasiirka cusub ee guriyeeynta iyo dijitaalka. Sawirle: Jonas Ekströmer / TT.
4 av 6
Peter Eriksson, wasiirka cusub ee guriyeeynta iyo dijitaalka. Sawirle: Jonas Ekströmer / TT.
Ibrahim Baylan, wasiirka cusub ee isku-duwidda iyo tamarta. Sawirle: Jonas Ekströmer / TT.
5 av 6
Ibrahim Baylan, wasiirka cusub ee isku-duwidda iyo tamarta. Sawirle: Jonas Ekströmer / TT
Karolina Skog, wasiirka cusub ee cimilada. Sawirle: Jonas Ekströmer / TT.
6 av 6
Karolina Skog, wasiirka cusub ee cimilada. Sawirle: Jonas Ekströmer / TT

Karolina Skog iyo Peter Eriksson oo labaduba ka tir-san yihiin xisbiga Miljö Partiet iyo Ann Linde oo ka tir-san xisbiga Socialdemokraterna ayaa lagu soo daray xubnaha dawladda uu Stefan Löfven maanta soo ban-dhigey. Halka dhanka kale qaar ka mid ah wasiirradii hore loo dhiibey jagooyin ka duwan kuwii ey horey u hayeen.

Magacyada dawladda cusub ee Stefav Löfvens 

Stefan Löfven
Madaxa dawladda 

Ibrahim Baylan
Wasiirka isku duwidda howlaha dawladda (Cusayb)

Wasaaradda suuqa shaqada

Wasiirka suuqa shaqada iyo shaqaaleeynta ajaaniibta

Ylva Johansson

Wasaaradda maaliyadda

Magdalena Andersson
Wasiirka maaliyadda 

Per Bolund
Wasiirka suuqa dhaqaalaha iyo macaamiisha 

Ardalan Shekarabi
Wasiirka howlaha bulshada 

Wasaaradda difaaca

Peter Hultqvist
Wasiirka difaaca

Wasaaradda cadaaladda

Morgan Johansson 
Wasiirka cadaaladda iyo socdaalka 

Anders Ygeman
Wasiirka arrimmaha gudaha

Wasaaradda hiddaha iyo dhaqanka

Dhaqanka, saxaafadda, xuquuqda bani’aadamka iyo diimaha

Alice Bah Kuhnke
Wasiirka dhaqanka iyo dimoqoraadiyadda

Wasaaradda cimilada iyo tamarta

Howlaha dawladda ee cimilada iyo iyo siyaasadda tamarta.

Karolina Skog  (Cusub)
Wasiirka cimilada

Ibrahim Baylan
Wasiirka tamarta 

Wasaaradda manaafacaadka

Manaafacaadka, guryaha iyo gaadiidka, digitalisering, kobcinta iyo siyaasadda gobollada iyo degmooyinka.

Mikael Damberg
Wasiirka manaafacaadka iyo fikirrada cusub (innovationsminister)

Anna Johansson
Wasiirka kaabeyaasha

Sven-Erik Bucht
Wasiirka howlaha miyiga

Peter Eriksson (NY)
Wasiirka guriyeeynta

Wasaaradda bulshada

Xannaaneeynta bulshada, ceeymiska bulshada, sinnaanta iyo ciyaaraha.

Annika Strandhäll
Wasiirka ceeymiska bulshada

Åsa Regnér
Wasiirka dhallaanka-waayeelka iyo sinnaanta 

Gabriel Wikström
Wasiirka caafimaadka, isbitaaladda iyo ciyaaraha

Wasaaradda wax-barashada

Wax-barashada, cilmi-baarista iyo siyaasadda dhallin-yarada.

Gustav Fridolin
Wasiirka tacliintaUtbildnings­minister

Helene Hellmark Knutsson 
Wasiirka tacliinta sare iyo cilmi baarista

Aida Hadzialic
Wasiirka dugsiyada sare iyo kor u qaadista aqoonta.

Wasaaradda arrimmaha dibadda

Siyaasadda arrimmaha dibadda, taageerada caalamiga-cimilada iyo ganacsiga dibadda. 

Margot Wallström
Wasiirka arrimmaha dibadda

Isabella Lövin  (Nya uppdrag)
Cimilada, kaalmada caalamiga iyo ku simaha madaxa dawladda.

Ann Linde (Cusayb)
Wasiirka xiriirka EU iyo ganacsiga dibadda

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".