Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Cilmibaare: Xuduudaha EU kala xiratay oo lagu guuldareeystay

La daabacay torsdag 26 maj 2016 kl 09.56
Boliis baaritaan ku haya baabuur. Sawirle: TT
Boliis baaritaan ku haya baabuur. Sawirle: TT sawir: TT

Xuduudaha la kala dhigey waddammada xubnaha ka ah ururka EU ayaaah falal wax burburinaya, isla-markaana adkeeynaya jah-wareerka iyokalsooni-darrida, halkii marka hore loogu talo galey sidii qaxootiga looguxakameeyn lahaa. Cabirkaa adag ayaa ayaa lagu soo bandhigi doonaa baaritaandawladdu u saartay oo maanta la soo ban-dhigi doono.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".