Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Alliansen oo booqsho ku tagay xaafadda Husby

La daabacay torsdag 26 maj 2016 kl 16.49
Alliansen: Dalka dhammaantii waa inuu ammaan ka jiro
(4:21 min)
Alliansens partichefer i Husby, Foto Fredrik Sandberg/TT
Hoggaamiyeyaasha Alliansen oo Husby Booqasho ku tagey. sawir: Sawirle: Fredrik Sandberg/TT

Hoggaamiyeyaasha xisbiyada garabka midig ee lagu magacaabo Alliansen oo maanta booqasho ku tagay xaafadda Husby si si wada-jir ah ugu soo ban-dhigaan siyaasad ey ka mideey-san yihiin ee la xiriirta arrimmaha ka hor-tagga dembiyada, waxey la kulmeen ciidanka ammaanka iyo qaar ka mid ah bulshada nawaaxigaa ku dhaqan.


Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".