Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dadka Sweden oo ka dayrinaya mustaqbalka EU

La daabacay fredag 27 maj 2016 kl 11.25
EU Storbritannien
Foto: AP Photo/Frank Augstein sawir: Frank Augstein

Afartii saddex aya ka welwelsan mustaqbalka EU.

Aragti cabiraad ay wargeyska DN iyo Ipsos ka qaadeen dadka Sweden ayaa ka muuqanaya rajo xumo dadka waddankan ka qabaan xaaladda EU haddii shacabka dalka Ingriiska u codeeyaan in waddankooda iskaga baxo ururweynaha EU.

Afartii qof saddex ayaa u aragta in ay saameyn xun ku yeelanayso xaaladda EU haddii Ingiriiska ka baxa ururweynaha EU.

Muddo hal bil ah ayaa ka dhiman marka laga qaadi doono afti dadka Ingiriiska oo la weydiin doono in waddankooda uu ka sii mid ahaado EU ama iskaga baxo.

Haddi Ingiriiska ka baxo EU dadkan Sweden ayaa ka welwelsan in xaaladda mustaqbal ee EU ay sii xumaato, sida uu maanta weriyey wargeyska Dagens Nyheter.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".