Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Taageerada forum Syd u fidiso Soomaaliya oo 20 jirsatay

La daabacay fredag 27 maj 2016 kl 15.00
Jaaliyadda soomaalida iyo gacanta ay ka geeystaan dalkoodii hooyo
(4:15 min)
Laila Ali Abdullahi.
Layla Ali Abdullahi, guddoomiyaha ururka WOSIA. sawir: Sawirle: Kenadid mohamed/SR

Ururka Forum Syd ayay howlaha uu ka qabto soomaaliya iyo taageerada dhaqaale ee uu geeysto ay 20 jirsatay. 

Layla Cali Cabdullaahi waa guddoomiyaha urur lagu magacaabo Wosia oo ka howl-gala goobo ka mid ah Soomaaliya. Layla Cali ayaa howlaha uu ururkeedu qabtaa ey ka mid yihiin sidii dhallaanka iyo dhallin-yarada soomaalida ee dhagaha la' loo siin lahaa suurtagal iney xirfad helaan.

                                                                         kenadid.mohamed@sr.se

                  

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".