Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Fadumo: Doorasho cadaalad la'aanteed ma sharraxni sannadka

La daabacay fredag 27 maj 2016 kl 15.19
Fadumo: Anigu inaan laaluush bixiyo diyaar uma ihi
(5:12 min)
Fadumo Qasim Dayib. Sairle: Kenadid Mohamed/SR
Fadumo Qasim Dayib. Sairle: Kenadid Mohamed/SR sawir: Sawirle: Kenadid mohamed/SR

Faadumo Qaasim Dayib oo horay u sheegtay inay u istaagtay doorashada soomaaliya ka dhici doontan sannadkan 2016, ayaa dib ula laabatay sharraxaadeedii maadaama aanay dalka ka dhici doonin doorasho uu shakhsi walba xaq u leeyahay inuu codkiisa dhiibto. Maxaa ugu wacan go'aankaa?

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".