Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dhallaanka u socdaala Suuriya iyo Ciraaq ee magaalooyinka qaarkood

La daabacay måndag 30 maj 2016 kl 20.33
Dhallaanka dhaafay da'dii qaangaarka waalidiintu mas'uul ma ka noqon karan
(8:47 min)
Terrorrättegång i Göteborg
Polisen försökte samla bildbevis mot de två åtalade männen. sawir: Sawirle: Polisnes förundersökningsprotokoll / Handout /TT

Beryahan dambe ayuu war-geeyska maalinlaha ee Dagens Nyheter uu hadal hayay dhallin-yarada dalkan ka socdaasha iyo sidii ey uga garab dagaalami lahaayeen ururka xag-jirka ee Daacish.

Wareeysi uu war.geeysku la yeeshay mid ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Modaraterna ee magaalada eskilstuna ayuu kaga warramay handadaadyo loo geeystay ee la xiriira war-bixinnadii uu ka dhiibtay arrimmaha la xiriira dhallin-yarada u socdaasha waddammadaa.

                                                                     kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".