Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Muslimiin fara badan ayaa bisha ramadaan ka safarta sweden

La daabacay tisdag 31 maj 2016 kl 19.41
Jaylaani: Sannadka dibaddaan ku soomin.
(7:18 min)
Syriska specialiteten Kabsa, en kryddig risrätt med kyckling och nötter. Foto: Josefin Patzauer/Sveriges Radio
Syriska specialiteten Kabsa, en kryddig risrätt med kyckling och nötter. Foto: Josefin Patzauer/Sveriges Radio

Jaylaani Muuse Nuux oo muddo saddex sannadood ah ku dhaqnaa dalkan Sweden ayaa go'aandaya inuu muddada lagu guda jiro bisha Ramadaan uu ku soo qaato dalka Itoobiya, maadaama ey saacadaha la soomo ka yar yihiin midda xilliga kuleeylaha ee Sweden. 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".