Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Digniin Muhiim ah : Warshad ku gubatey Örnsköldsvik ayaa qiic badani ka baxayaa ee dadka aagaas daganow ka taxadara.

Tacliinta iimaammada oo la bilaabi doono horraanta bisha oktoobar

La daabacay onsdag 1 juni 2016 kl 20.48
Tacliin lagu dhisayo iimaammada reer Sweden
(0:28 min)

Hoowshayadu ma ahan ina aannu soo saarno cid un salaadda hoggaamisa oo imaam ka noqota. Si uu shakhsigu arrimmahaa uga soo baxana uma baahna inu koorasyada-yada wakhti isaga lumiyo ama ka qayb qaato. Hase yeeshee culuunta aan bixin doonno waxay tahay sidii uu ardaygu culuuntiisa uu kor ugu sii qaadi lahaa oo jaamicadaha u sii dhigan lahaa, sida uu sheegay abdulkader Habiin, ahna maamulaha dugsiga wax-barashada dadka waaweyn ee lagu magacaabo ”Kista Folk högskola”, halkaasina oo bilowga bisha oktoobar uu ka bilaaban doono wax-barasho loogu talo galay aqoonta diinta islaamka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".