Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Koobka Yurub: arddey Fransiis ah oo heesta qaranka ku soo dhaweysay kooxda Sweden

La daabacay torsdag 9 juni 2016 kl 13.02
Hamrén: wax kastaan sameynaynaa si tartanka ugu sii nagaano
(1:38 min)
The Swedish national football team in the beginning of June 2016. Photo: Claudio Bresciani/TT
Qaar ka mid ah kooxda Qaranka Sweden. Photo: Claudio Bresciani/TT

Kooxda Fotbollka ee qaranka Sweden ayaa shalay ka degay magaalada Pornichet galbeedka waqooyi ee dalka Fransiiska, si ay uga qayb-galaan tartanka koobka Yurub ee fotbollka oo ka bilaaban doona Jimcaha dalkas Fransiiska.

Magaalada Pornichet ayaa u noqoneysa sal-dhig kooxda qaranka Sweden. Markii ay shalay soo gaareen magaalada waxaa ku soo dhaweeyey arddey Fransiis ah oo ku heesaysa heesta qaranka Sweden.

Ciyaarta ugu horeysa Sweden waxay ciyaari doontaa maalinta isniinta oo fooda is-dari doonaan kooxda qaranka Irland.

Sida tan ayuu yeri Erik Hamrén tabaraha qaranka Sweden markii uu shalay la kulmay saxaafadda:

- Waxaan dareemayaan wanaagan in halkan Fransiiska la joogo kooxda qaranka, sidaa arkeyseen, tabar qaadasho ayaan horey ka bilownay si aan lugaha uga shaqeyno kadib ciyaartii noogu dembeysay iyo dhoofkii aan halkan ku nimid, wax weliba si wanaasgan bay noogu socdaan. Waxaan sameyn doonaa wax kasta oo aan tartankak u sii joogi karno iyo weliba magaaladan Pornichet, ayuu yeri Erik Hamrén tabaraha kooxda qaranka ee fotbollka.

Isku aadaadka kooxa iyo garoomada lagu ciyaarayo:

10 juni:
21.00: Frankrike-Rumaaniyeen (grupp A), Stade de France, Paris.

11 juni:
15.00 Albanien-Schweiz (A), Lens
18.00 Wales-Slovakien (B), Bordeaux
21.00 England-Ryssland (B), Marseille

12 juni:
15.00 Turkiet-Kroatien (D), Paris
18.00 Polen-Nordirland (C), Nice
21.00 Tyskland-Ukraina (C), Lille

13 juni:
15.00 Spanien-Tjeckien (D), Tolouse
18.00 IRLAND-Sweden (E), Stade de France, PARIS
21.00 Belgien-Italien (E), Lyon

14 juni:
18.00 Österrike-Ungern (F), Bordeaux
21.00 Portugal-Island (F), Saint-Etienne

15 juni:
15.00 Ryssland-Slovakien (B), Lille
18.00 Rumänien-Schweiz (A), Paris
21.00 Frankrike-Albanien (A), Marseille

16 juni:
15.00 England-Wales (B), Lens
18.00 Ukraina-Nordirland (C), Lyon
21.00 Tyskland-Polen (C), Stade de France, Paris

17 juni:
15.00 ITALIEN-SVERIGE (E), TOULOUSE

18.00 Tjeckien-Kroatien (D), Saint-Etienne
21.00 Spanien-Turkiet (D), Nice

18 juni:
15.00 Belgien-Irland (E), Bordeaux
18.00 Island-Ungern (F), Marseille
21.00 Portugal-Österrike (F), Paris

19 juni:
21.00 Schweiz-Frankrike (A), Lille
21.00 Rumänien-Albanien (A), Lyon

20 juni:
21.00 Slovakien-England (B), Saint-Etienne
21.00 Ryssland-Wales (B), Toulouse

21 juni:
18.00 Ukraina-Polen (C), Marseille
18.00 Nordirland-Tyskland (C), Paris
21.00 Kroatien-Spanien (D), Bordeaux
21.00 Tjeckien-Turkiet (D), Lens

22 juni:
18.00 Ungern-Portugal (F), Lyon
18.00 Island-Österrike (F), Stade de France, Paris
21.00 Italien-Irland (E), Lille
21.00 SVERIGE-BELGIEN (E), NICE

Isha: Radiosporten

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".