Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Boliska ayaa baaraya soo badashada baabuur gubidda

La daabacay måndag 22 augusti 2016 kl 09.23
Boliska: waa baareynaa tirada baabuur ee la gubay xagaagan
(2:29 min)
Östberga bilbränder.
Foto: Lina Lund/Sveriges Radio

Kadib markii xagaagan ay so badatay baabuurta la gubo boliska ayaa imminka doonaya in ay u kuur-galaan sababta iyo tirada.

Habeynimadii xalay goobo badan ayaa laga soo sheegay baabuur badan oo la gubay. Goobaha baabuurta la gubay laga soo sheegay waxaa ka mid ah magaalada Malmö, Nörrköping, Västerås iyo degaan la yiraahdo Olofström.

Kadib markii ay xagaagan soo badatay baabuurta la gubay ayaa hey’adda boliska waxay demacsan tahay in  ay u kuurgasho tirada baabuurta ah ee xagaagan la guubay.

Sannadyadii ugu dembeeyey ayaa waxaa Sweden ku soo batay baabuurta  dabka la qabadsiiyo, iyadoo baabuurta la tuhmayo in u talogal dabka loo qabadsiiyey. Gobaha ay ku soo badatay baabuurta la gubo ayaa badanaa ah magaalooyinka waaweyn.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".