Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Baaraha dowladda oo ku talisay isbeddelo lagu sameeyo xeerka da'yarta lagu tuhmayo dembiyada

Publicerat måndag 22 augusti 2016 kl 16.16
Regeringens utredare Inger Söderholm (th: Kronobergshäktet). Foto: Tomas Onebor/Gunnar Lundmark/TT. Montage: Sveriges Radio.
Baaraha dowladda Inger Söderholm (th: Kronobergshäktet). Foto: Tomas Onebor/Gunnar Lundmark/TT. Montage: Sveriges Radio.

Da'yarta ka hooseysa 18 sanno iyo sida loola dhaqmayo marka dembi lagu tuhmayo. 

Qofka da’yarta ah ee baaritaanka dembi ku socdo in aan la xirin wax ka badan lix bilood ama baddelkeeda lugta looga xiro katiinad xadideysa socdaalkiisa halkii la xiri lahaa iyo in aan da’yarta lagu xirin meel keligood. Dhamaan qodobadaasi waa hindiseyaasha ku jira baaritaan lagu sameeyey xirista iyo xadidaada da’yarta oo maanta loo gacan-geliyey wasiirka arrimaha gudaha.

Qaramada Midowday ayaa horey dhowr jeer dhaleeceyn Sweden ugu jeedisay waqti dheer ee xariga lagu hayo carruurta dembiyada lagu tuhmayo ee baaritaanada ku socoto iyo weliba in Sweden carruurta lagu xiro meel gooni ah keligood.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".