Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Farriin muhiim ah ee ku wajahan bulshada Gävle

La daabacay torsdag 15 september 2016 kl 08.58
Gacan iyo baaldi shakhsi shubanaya biyo nadiif ah.
Gacan iyo baaldi shakhsi shubanaya biyo nadiif ah. sawir: Sawirle: Johan Nilsson / TT

Tuubooyinka biyaha la cabo iyo kuwa cunnada lagu karsado ee guryaha ayaa laga cabsi qabaa in aanay nadiif ahayn maadaama ay waxyeeloowday (Dillacday) dhuun ka mid ah dhuummaha ugu waaweyn ee bartamaha Gävle.

Madaxa howl-wadeennada badbaadada ayaa haddaba kula talinaya in dhammaan inta aan cabitaan ama cunno-karin loo isticmaalin biyaha tuubooyinka la iska kariyo.

Warar dheeraad ah kala socoshaashadda internet-ka <gastrikevatten.se> ama laanta idaacadda ee P4 Gävleborg.

                                                                   kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".