Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Fadeexad ah daryeel caafimaad oo lagu helay isbitaalka Skaraborgs sjukhus

Publicerat tisdag 20 september 2016 kl 12.06
Bildmontage av en sjuksköterska och en skylt där det står "Operation pågår".
Foto: Gunnar Ask, Lars Pehrson Scanpix/SvD/TT.

Isbitaalka Skaraborgs sjukhus ayaa waxaa dhaliilo lagu jeediyey baaritaan lagu sameeyey sida uu isbitaalka u maareeyo bukaanada isbitaalka.

37 ka mid ah kiisaaska la baaray ayaa la helay gabaabsiyo u soo jiidey bukaanada dhaawacyo ka soo gaaray daryeelka caafimaad ee isbitaalka, sidaas waxaa qoraal saxaafadda lagu talogalay ku sheegay isbitaalka.

Baaritaanka waxaa horey u dalbaday isbitaalka Skaraborgs Sjukhus kadib markii dhaqaatiir ka howl-gasha isbitaalka ka gudbiyen dacwado kor u dhaafaya 49.

Isbitaalka ayaa dhawaan qabanaya shir-saxaafadad arrintan looga hadlayo.

Waxa dhacay

  • Baritaan isbitaalka isku sameeyey ayaa lagu ogadey  in 37 bukaan oo dhaqtar ka howl-gala isbitaalkan Skaraborgs Sjukhus magaalada Skövde ay qaliinka ka soo gaareen dhaawacyo culus.
  • Dhaqtarka howl-shii dhaqtarnimo waa laga joojiyey.
  • Hey'adda kormeerka daryeelka cifimaadka iyo xanaanada waxaa soo gaaray dacwado kor u dhaafaya 49 oo ka dhan ah isbitaalka.

Qaab qaliinkan ayaa ah farsamo laga adeegsan jiray xilligii uu jiray maamulkii Sovjetunionen. Isbitaalka SKaraborg ayaa ah isbitaalka keliya waddanka Sweden ee adeegsada farsamadan qaliin, mudo toban sanno ah ayuu isbitalka adeegsanyey qaab qaliinkan.


Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".