Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Maalinta cunista bur-qorfadeedka

La daabacay tisdag 4 oktober 2016 kl 15.40
Bur-qorfadeed oo caado u ah bulshada iswiidhishku inay cunaan 4-ta bisha oktoobar.
Bur-qorfadeed oo caado u ah bulshada iswiidhishku inay cunaan 4-ta bisha oktoobar. sawir: Sawirle: Hasse Holmberg / TT

Bur-qorfadeedka loogu yeero afkan iswiidhishka kanelbulle oo maanta loo dabaal-degeyo. Su’aasha is-weeydiinta lihi waxay tahay sababta uu burkani qiimaha sidaa u ballaaran ugu yeeshay bulshada.

 

Sannad walba ayaa loo dabaal-degaa 4-ta bisha oktoobar maalinta waxa afkan lagu magacaabo maalinta Kanelbulle. Sida uu sheegay Jonas Engman, oo ka howl-gala madxafka Nordiska museet iney jiraan kooxo siyaasad iyo mabaadii ka wadan kara ee u dabaal-dega ama qiimeeya maalmaha qaarkood. Hase yeeshee aanay cidina ku guuleey-san inay gaarsiiso heer la mid ah sida loogu dabaal-dego maalinta qorfe-bureedkan.

- Maalintan ayaa ah mid aad loo xiiseeyo. Waana mid lagu saameeyo maalin cunno taariikhi ah, sida uu sheegay Jonas Engman.

Isha/ Ekot.

                                                                     kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".