Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

9 bilood ayey ku noqon karta sannad iyo bar qaraabada la mideeyo

La daabacay torsdag 6 oktober 2016 kl 15.21
"Halkan keli kuma noolaan karo"
(1:14 min)
Tabbeelaha hayadda socdaalka.
Tabbeelaha hayadda socdaalka. sawir: Sawirle: Ludvig Thunman/TT

Muddo garsii-san sannad illaa iyo sannad iyo bar ayay ku qaadan kartaa cidda ku talo jirta inay qaraabadood dalkan kula midoobaan, halka uu xeerka dalka u degsani qorayo in aanay muddadaasi ka badnaan sagaal bilood.

– Haddii toban jeer xiriir lala sameeyo waxaad helaysaa toban jawaabood oo kala duwan oo la xiriirta haddba cidda aad la hadasho, sida uu sheegay ninka lagu magacaabo Jens oo muddo sagaal-bilood ah ka war-dhoowrayay.

Goormaa kuugu dambeeysay oo aad xiriir la sameeysay?

– Toddobaadkii ina dhaafay ayaa iigu dmabeeyay oo aan la xiriiro, iimana aanay suurto-gelin inaan cid helo. Inta jeer oo aad wacdana wax mane ah sameeyn meeyso. Inkastuu fikirkaygu yahay inaan tuso un inaan la i ilaawin.

Isha/ ekot.

                                                                    kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".