Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Bob Dylan ayaa lagu abaalmarinayaa billadda suugaanta ee nobel

Publicerat torsdag 13 oktober 2016 kl 14.10
Taariikhda kooban ee abwaan, heesaa Bob Dylan
(2:45 min)
Bob Dylan får Nobelpriset i litteratur
1 av 5
Fanaanka Bob Dylan ayaa ku guuleystey abaalmarinta suugaanta ee nobel. Foto: David Vincent/TT
Bob Dylan får årets Nobelpris i litteratur.
2 av 5
Fanaanka Bob Dylan ayaa ku guuleystey abaalmarinta suugaanta ee nobel. Foto: Chris Pizzello/AP
Bob Dylan
3 av 5
Fanaanka Bob Dylan ayaa ku guuleystey abaalmarinta suugaanta ee nobel. Foto: MARK RALSTON
Nuruddin Farah. Somalisk författare
4 av 5
Nurraddin Farah. Qoraa soomaaliyeed oo loo saadaalinayo billadda suugaanta ee nobel. Foto: Leif R Jansson / TT
Nobel
5 av 5
Foto: JONATHAN NACKSTRAND

Rugta Akademiyada Sweden ayaa maanta shaacisay in fanaanka weyn Bob Dylan lagu abaalmarinayo billadda suugaanta ee nobel.

Qoraaga soomaaliyeed Nuruddin Farah ayaa ka mid ah dad loo saadaalinayo billadda nobel ee suugaanta. Foto: Leif R Jansson / SCANPIX

Qoraaga soomaaliyeed Nuruddin Farah ayaa ka mid ah dad loo saadaalinayo billadda nobel ee suugaanta. Foto: Leif R Jansson / SCANPIX

10:01, 13 October 2016

Warsame Elmi: Nuruddin Farah baa ka mid ah qoraayahanada loo saadaalinayo billadda nobel ee suugaanta

10:02, 13 October 2016

Ngugi wa Thiong'o oo ah qoraa ka soo jeeda Kenya ayaa asna loo saadaalinayaa billadda suugaanta ee nobel.Foto: Leo Sellen / SCANPIX

Ngugi wa Thiong'o oo ah qoraa ka soo jeeda Kenya ayaa asna loo saadaalinayaa billadda suugaanta ee nobel.Foto: Leo Sellen / SCANPIX

11:09, 13 October 2016

Adonis oo ah gabyaa ka soo jeeda dalka Suuriya ayaa ka mid ah dad ugu cadcad ee loo saadaalinayo billadan. Foto: Fredrik Sandberg / TT

Adonis oo ah gabyaa ka soo jeeda dalka Suuriya ayaa ka mid ah dad ugu cadcad ee loo saadaalinayo billadan. Foto: Fredrik Sandberg / TT

11:16, 13 October 2016

Qoraaga sheekooyinka gaaban Haruki Murakami oo ka soo jeeda dalka Japan ayaa ka mid ah dadka loo saadaalinayo abaalmarinta nobel ee suugaanta. Foto: AP Photo/Bernat Armangue

Qoraaga sheekooyinka gaaban Haruki Murakami oo ka soo jeeda dalka Japan ayaa ka mid ah dadka loo saadaalinayo abaalmarinta nobel ee suugaanta. Foto: AP Photo/Bernat Armangue

12:06, 13 October 2016

Philip Roth oo ana ah qoraa Ameerikan ah ayaa ka mid ragga loo saadaalinayo billadda nobel ee suugaanta.Foto:AP Photo/Douglas Healey

Philip Roth oo ana ah qoraa Ameerikan ah ayaa ka mid ragga loo saadaalinayo billadda nobel ee suugaanta.Foto:AP Photo/Douglas Healey

12:12, 13 October 2016

Jon Fosse waa qoraa Norweejiyan ah. Waxuu ka mid yahay dadka loo maleynayo in lagu abaalmarinayo sannadkan billadda suugaanta. Foto: Ole Berg-Rusten / NTB Scanpix / TT

Jon Fosse waa qoraa Norweejiyan ah. Waxuu ka mid yahay dadka loo maleynayo in lagu abaalmarinayo sannadkan billadda suugaanta. Foto: Ole Berg-Rusten / NTB Scanpix / TT

12:23, 13 October 2016

Warsame Elmi: 15 daqiiqo ayaa naga xigta goorta rugta Akademiyada Sweden ay shaacin doonto cidda lagu abaalmarinayo billada suugaanta ee Nobel. Yaa adigu u saadaalineysaa in lagu abaalmariyo billdan?

12:35, 13 October 2016

Warsame Elmi: Bob Dylan ayaa ku guuleystey abaalmarinta billadda nobel ee suugaanta

13:02, 13 October 2016

Warsame Elmi: Bob Dylan ayaa ku guuleystey abaalmarinta nobel ee suugaanta

13:07, 13 October 2016

Bob Dylan waa fanaan weyn oo u dhashay dalka Mareykanka. Marar badan ayaa loo saadaaliney in la siin doono abaalmarinta nobel balse sannadkan ayuu nasiib u yeeshay. Foto:AFP PHOTO / Mark RALSTON

Bob Dylan waa fanaan weyn oo u dhashay dalka Mareykanka. Marar badan ayaa loo saadaaliney in la siin doono abaalmarinta nobel balse sannadkan ayuu nasiib u yeeshay. Foto:AFP PHOTO / Mark RALSTON

13:10, 13 October 2016

Warsame Elmi: Nasiib xumo sannadkan Nuruddiin Farah noqonin sannadkii uu ku guuleysan lahaa abaalmarinta suugaanta nobel.

13:10, 13 October 2016

Warsame Elmi: Markii lagu dhawaaqay Bob Dylan magaciisa dad badan ayey lamo filaan ku noqotay!

13:11, 13 October 2016

Warsame Elmi: Ragnar Strömberg oo ah qoraa iyo abwaan ayaa ka mid ah dadka ay lamo filaanka ku noqotay in Bob Dylan la siinayo abaalmarinta suugaanta ee nobel
- Waxaan qabaa in ay tahay geesinimo sharaf leh oo ay ku dhaqaaqdey rugta Akademiyada Sweden. Bob Dylan shaki la'aan waa abwaan weyn oo dad badan aad u jecel yahiin, ayuu yeri.

13:13, 13 October 2016

Halkii looga dhawaaqayey abaalmarinta suugaanta ee Nobel. Xoghayaha joogtada ah ee rugta Akademiyada Sweden Sara Danius oo ku dhawaaqaysa in Bob Dylan sannadkan lagu abaalmarinayo billadda suugaanta nobel.

13:18, 13 October 2016

Warsame Elmi: Bob Dylan " waxuu curiyey suugaan badan oo kaalin weynku leh suugaanta dalka Mareykanka", sidaas waxaa lagu yeri sababtii loo siiyey billaddan Bob Dylan.

13:21, 13 October 2016

Warsame Elmi: Dhawaan ayaa boggan ka dhageyso warbaxin ku sabsan ´taariikda fanaanka Bob Dylan ee maanta lagu abaalmariyey billadda suugaanta ee nobel.

13:46, 13 October 2016

Warsame Elmi: Intas ayaa ku soo gabo-gabeyneynaa tabinta tooska aheyd ee abaalmarinta nobel ee suugaanta. Warsame Elmi ayaa idiin la socod siinayey.

13:47, 13 October 2016

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".