Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Baaris la xiriirta iskuullada mulkida loo leeyahey

La daabacay tisdag 11 oktober 2016 kl 15.32
Dhallaan xisad ku jira.
Dhallaan xisad ku jira. sawir: Sawirle: JESSICA GOW / TT

Maamullada degmooyinka in awood dheeri ah loo siiyo sidii ey ku go'aamin lahaayeen iskuullo hor leh oo nawaaxigaa laga hir-geliyo.

Hase yeeshee aan awood loo siin sidii ey cod viito (diidmo) ah ku yeelan lahaayeen, sida ku cad baaritaan manta loo gudbiyey dawladda.

Baarista la xiriirta kharashka ku baxa iskuullada ayaa la xiriira sidii maamullada degmooyina loo siin lahaa awood ey ku diidi karaan ama ku ogolaan karaan iskuullada mulkida loo leeyahay ee macaashka salka ku haya. Hase yeeshee baarista lagu caddeeyay in tallaabo noocaasi ahi noqon lahayd hab lagu khilaafeyo nidaamka hadda jira.

Isha/ TT.

                                                                         kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".