Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Heshiiska caalamiga ee carruurta oo laga digay in laga dhigo sharciga Sweden

Publicerat fredag 14 oktober 2016 kl 14.14
Lagboken
Kutubka sharciga Sweden. Foto: Henrik Montgomery/TT

 Hey’addo culus oo dhanka sharciga ah ayaa ka digay in heshiiska caalamiga ee carruurta laga dhiga sharciga Sweden.

Maxkamadda sare ee maamulka Stockholm (Kammarrätten) ayaa ka digtay in haddii lagu soo daro Sharciga Sweden heshiiska caalamiga ah ee carruurta uu markaas wiiqayo xaquuqda go’aan ee waalidiinta

Laakiin hey’adda wakiilka carruurta (Barnombudsmannen) ayaa hesiiskan in lagu soo daro sharciga Sweden u aragta tillaabo taariikhi ah.

- Hehsiiska caalamiga ah ee carruurta muddo 26 sanno ayuu soo jiray, welina waxaa jira gabaabsiyo weyn oo ah dhanka difaaca xaquuqda carruurta kuwooda ugu liita, ayuu yeri Frdrik Malmberg wakiilka carruurta mar uu la ahdlayey TT.

Laakiin hey’ddo culus oo dhanka sharciga ah ayaa ka digaya in hesiiska carruurta laga dhigo sharciga Sweden. Guddiga baarlamaanka ee caddaaladda (JO) ayaa u arka heshiiska carruurta mid aan cadeyn sidaa daraadeedna habooneynin in uu sharci noqdo.

Laakiin Frdrik Malmberg wakiilka carruurta ayaa dhaliilsan in guddiga baarlamaanka ee caddaaladda uu su’aalo ka keeno qaybo ka mid ah heshiiska carruurta, madaame sida uu yeir heshiiskan uu qayb ka yahay heshiiska xuquuqda aadanaha.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".