Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Malmö FF oo qaadatay koobka horyaalka Sweden

Publicerat torsdag 27 oktober 2016 kl 10.09
Mohamed: farxadda waa laga dareemayaa Malmö
(4:25 min)
Malmö FF supporterar
Taageerayaasha MFF oo ku dabaal degaya garoonka Swedbank Stadion. Foto: Björn Lindgren / TT

Kooxda kubadda cagta Malmö FF ayaa hanatay koobka horyaalka Sweden.

Taageerayasha kooxda ayaa xalay oo dhan u dabaal-degayey guusha koobka ee ay kooxda soo hoysay. Taariikhda waa markii 19 ay kooxda MFF ku guuleysato koobka horyaalka kubadda cagta Sweden Allsvenskan.

Kooxda ayaa gurigeeda xalay kula ciyaartay kooxda Falkenberg, ciyaartas oo ku dhamaatay 3-0 ka micno noqotay in Malmö FF noqoto kooxda heysa horyaalka Sweden.

Tariikda Malmö FF

La dhisay: 24 februari 1910. 

Inta sanno ka mid ahaayeen horyaalka Sweden: 81:a sanno. 

Kaalinta ay kaga jirto horyaalka Sweden sannadkan: Koobaad. 

Garoonka: Swedbank Stadion. 

Dadkii ugu badna ee u daawasho yimid: 29 328 markas oo ay koxd Helsingborg kula ciyaarayeeen garoonka Malmö Stadion 24 september 1967. 24 148 markas oo kula ciyaarayeen kooxda Mjällby garoonka Swedbank Stadion 7 november 2010. 

Inta goor ay SM-guld qaaday: 19 (1944, 1949, 1950, 1951, 1953, 1965, 1967, 1970, 1971, 1974, 1975, 1977, 1986, 1988, 2004, 2010, 2013, 2014, 2016). 

Inta koob ey kooxda qaaday: 14 (1944, 1946, 1947, 1951, 1953, 1967, 1973, 1974, 1975, 1978, 1980, 1984, 1986, 1989).

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".