Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Muddada xuduud ilaalinta oo la kordhin doono

La daabacay torsdag 27 oktober 2016 kl 11.46
Mid ka mid ah ciidanka amniga ee xudduud-ilaalinta iyo shakhsiyaad baasaboorradooda gacmaha ku sita.
Mid ka mid ah ciidanka amniga ee xudduud-ilaalinta iyo shakhsiyaad baasaboorradooda gacmaha ku sita. sawir: Sawirle: Tomas Oneborg/SvD/TT

Dawladda ayaa la filayaa inay inta lagu guda jiro toddobaadka foodda innagu soo haya go’aan ka gaarto kordhinta muddada xuduud ilaalinta, hase yeeshee ey middaa ka biyo diid-san yihiin qaar ka mid ah xubnaha ugu cadcad ee xisbiga Miljö-ga (xibiga Doogga).

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".