Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Mohme: Hablaha soomaalidu waa kuwo leh himmad sarreeysa

La daabacay torsdag 27 oktober 2016 kl 15.17
Gunnel: Dhallaanku waxey u baahan yihiin cid ey ku deydaan
(1:49 min)
Gunnel Mohme, cilmi-baare takhasus ku sameeyey hamiga hablaha soomaaliyeed.
Gunnel Mohme, cilmi-baare takhasus ku sameeyey hamiga hablaha soomaaliyeed. sawir: Sawirle: Kenadid Mohamed/SR

Muddo 10 sannadood ah ayey cilmi-baaris ku haysay Gunnel Mohe 68 ka mid ah hablaha soomaaliyeed ee dhigta dugsi ka mid ah dugsiyada gaarka loo leeyahay.

Hablahaa oo da'doodu gaarsiisneyd 11-12 jir ayaa ku haminayey, sida ay sheegtay Gunnel Mohe iney 33 ka mid ahi ey mustaqbalka noqdaan dhakhaatiir. 10 ka mid ahi macallimmiin, 8 garyaqaan 3-xna iney ku guuleeystaan biladda abaal-marinta ee nobeelka qaasatan dhanka culuunta.

Wareeysigaa oo intaa ka badan ayaad idaacadda ka maqli doontaan.

                                                                     kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".