Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Nin guday ilmo yar oo la xukumay

Publicerat fredag 28 oktober 2016 kl 12.01
Nuune yar.
Foto: Christine Olsson/TT.

Nin 35-jir ayaan maxkmadda Kalmar ku xukuntay hal sanno iyo lix bilood oo xariga ah ka dib markii lagu helay dembi ah in uu guday wiil yar.

Ninkan oo ah dhakhtar ayaan Sweden ka heysanin aqoonsiga dhakhtarnimo iyo ogalaanshoe ah in uu wiilasha gudi karo. Inkasta oo ninka iska dheereeyey dembiga lagu eedeyey maxkamadda ayaa ku heshay dembi lagu eedeynayo oo ah in uu guday wiilka yar isla markaana uu sababay dhac halis ah oo wiilka soo gaaray.

Waxay aheyd maj 2015 markii gudniinka wiilka oo sideed bilood jir ah lagu fuliyey. Gudniinka waxuu wiilka yar u keenay in uu dhiig baxo, taas oo keentay in hosbitaal loo la cararo.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".