Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Baadhitaan ku talinaya in nidaamka dugsiga sare la bedelo

La daabacay måndag 31 oktober 2016 kl 14.46
Wasiirada dugsiga sare Anna Ekström.
Wasiirada dugsiga sare Anna Ekström. sawir: Claudio Bresciani/TT

Waa in macquul looga dhigo dadka waxbarashadada xirfadeed dhigta in ay u gudbaan jaamacadaha islamarkaas na la bilaabo in arddeyda dugsiga sare ee gymnasiet dhigta shahaado u gaar ah ka helaan maado kasta.

Sidaas waxaa ku taliyey baadhitaan maanta loo gudbiyay wasiirada dugsiga sare ee gymnasiet Anna Ekström .

In nidaamka shahaadada la bedelo sida u baadhitaanka cusubi ku tallinayo ayaa ka dhigan in arday kasta hal shahaado keliya la siin doono halka kooras kasta loo xisaabin lahaa dabeetana la go'aamin lahaa waxeey shahaadadu noqon laheheyd.

Taas oo arddayda iskuulka ka saaqida amba kooraska ka soo bixin ku adkeysa in ay shahaado wanaagsan helaan, sida ay sheegtay Helen Ängmo oo baadhitaankan maanta u gudbisay wasiirada dugsiga sare ee Anna Ekström.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".