Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Det brinner i en industribyggnad med kraftig rökutveckling som följd och spridningsrisk till närliggande fastigheter. Räddningsledaren uppmanar alla i området att gå inomhus och stänga dörrar, fönster och ventilation. För mer information lyssna på din lokala P4 kanal.
(Publicerat idag kl 12.35)

Taageerada KD oo mareysa halkii ugu hooseesay weligeed

La daabacay tisdag 1 november 2016 kl 08.52
Ebba Busch
Hoggaamiyaha KD oo qodbaddeeda dayrta ka jeedineysa goob ku taala Stockholm sawir: Janerik Henriksson/TT

Haddii dalka maanta ay doorasho ka dhaci laheyd Kristdemokraterna waxuu waayi lahaa awooda uu ku leeyahay baarlamaanka Sweden.

 Sidas waxaa muujineysa cabiiraad dhanka taageerada oo bishii oktober laga qaaday tiro ka mid ah dadka Sweden. Cabiraadan xisbiga KD waxuu ka helay taageero gaaray boqolkii 2,8 taas oo ah taageeradii ugu hooseysay weligeed tan iyo intii laanta Ekot bilowdey cabiraadan taageero sannadkii 2010.

Dhanka kale cabiraadan waxay muujisay in xisbiyada Socialdemokraterna, Moderaterna iyo Sverigedemokraterna ay igana taageeradooda xoogaa hoos u dhacday, halka Centerpartiet iyo Liberalerna ay taageeradooda xoogaa yare kor u kacday.

Xisbiyada mocaaradka ah ee laysku yiraahdo alliansen ayaa marka laysku geeyo ka taageero badan xisbiyada kale ee laysku yiraahdo rödgrön. Alliansen isku geyn waxay kale helaan cabiraadan boqolkii 40,3 halka rödgrön oo ka koobaan Miljöpartiet Socialdemokraterna iyo Vänsterpartiet ay isku geyn ka heleen cabiraadan 38,4. Sverigedemokraterna taageerada ay heystaan waxay tahay boqolkii 18 sida lagu muujiyey cabiirad laga qaadey tiro ka mid ah codbaxiyaasha Sweden.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".