Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Iswiidhan oo wareeysanaysa Julian Assange

La daabacay måndag 7 november 2016 kl 10.35
Magaalada London
(0:46 min)
Julian Assange.
Julian Assange. sawir: Frank Augstein

Iswiidhan ayey surtogal u noqotay in ay wareeysi ka qaado Julian Assange oo hadda ku sugan safaarada Ecuador ee magaalada London. Sidaas ayey heeyada xeer ilaalinta ee åklagarmyndigheten bogeeda ku soo qortay.

Assange oo ilaa 2012:kii isku qarinayayey safaaradan ayaa lugu tuhmaya in u dalkan Iswiidhan kufsi ka geeystay 2010:kii.

Wareeysigan ayaa dhaci doona isniinta fooda inugu haysa 14:ka bishan. Halkaas ayaa go´aan laga gaadhaya in dembigan lugu soo oogi doono Assange iyo in kale.

Ingrid Isgren oo ah xeer ilaaliyaha kiiskan iyo shaksi booliska ka socda ayaa joogi doona goobta lugu wareeysan doono Julian Assange.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".