Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Gabadh soomaaliyeed oo ka qeeyb galaysa kulan weeynaha cimilada

La daabacay tisdag 8 november 2016 kl 13.53
"Waxaan jeclaan lahaa in soomaalidu kordhiyaan xiisaha suaalaha wasakheeynta deegaanka
(2:11 min)
Muna Haji/Sawir gaar ah.
Muna Haji/Sawir gaar ah. sawir: Sawir gaar ah.

Mona Haji ayaa ah gabadhi ugu yareed ee ka qeeyb gasha kulan-weeynaha cimilada. Wexeey tahay 19 jir hadda ku sugan magaalada Marrakech ee dalka Magqrib halka kulankan lagu qabanayo.

Muna ayaa hogaamiye ka ah ururka-dhalinyaradda xisbiga Miljöpartiet ee magaalada Borås islamarkaas na meteleysa ururada dhalinyarda ee ka soo horjeeda wasakheeynta deegaanka.

Hoos ka dhageeyso wareesi aanu la yeelanay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".