Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Nin lugu tuhmayo dembi argagaxisnimo

La daabacay måndag 14 november 2016 kl 16.22
Kiis maxkamadeed lugu qabtay magaalada Göteborg oo ku saabsana dembi argagaxisnimo.
Kiis maxkamadeed lugu qabtay magaalada Göteborg oo ku saabsana dembi argagaxisnimo. sawir: Björn Larsson Rosvall/TT

Nin lugu tuhmayo in uu galay dembi argagaxisnimo ah ayaa xalay lugu qabtay magaalo ku taala gobolka Uppsala. Warbixintaas ayaa ka timid Leif Silbersky oo ah qareenka ninkan.

Ninkan ayaan la hubin goorta u dembigan galay hasayeeshe ay shalay 13 nofeembar ku eegeeyd.

Helena Ekstrand oo ka hawlgasha heeyada xeer ilaalinta,åklagarmyndigheten, ayaa sheegtay in tuhunka ninkan lugu hayo hadda taaganyahay heerka ugu hooseeya, waxaa afka-iswiidhishka lugu yidhaahdo skäligen misstänkt.

Cidaamada sirdoonka ee Säpo ayaa hadda baadhitaankan arrinkan ku saabsan bilaabtay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".