Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Bob Dylan oon iman doonin xafladda Nobeelka ee Stockholm

La daabacay onsdag 16 november 2016 kl 16.59
Fanaanka Bob Dylan.
Fanaanka Bob Dylan. sawir: Chris Pizzello

Bob Dylan oo ku guuleeystay biladda abaal-marinta Nobeelka ee suugaanta ayaa go´aansaday in aanu iman doonin Stockholm si u qaabilo biladdan islamarkaas na ka qeeyb galo xafladda Noobeelka ee sannad walba lugu dhigo xarunta riwaayadaha ee magaalada Stockholm.

Sidaas ayey sheegtay Sara Danius oo ka hawlgasha Akadeemiyada biladan bixisa.

Hasayeeshe, ayey Danius u jeeda, in go´aankan xidhiidh la lahin in uu Dylan ka soo horjeedo bilada abaalmarinta Nobel. Wuxuu heli waayey fursad uu ku yimaado halkan, aad ayaanu uga uga xunyahay, ayey sheegtay Sara Danius.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".