Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Wasiirad (S) ka tirsan oo la aflagaadeeyay

La daabacay torsdag 17 november 2016 kl 16.58
Delmon Haffo iyo Annika Strandhäll
Delmon Haffo iyo Annika Strandhäll sawir: Sawirle: Jessica Gow/TT

Delmon Haffo (M) ayaa wasiirka caymiska qaranka Annika Strandhäll (S) ku af-lagaadeeyay erayga dhilo,

sida laga daalacday video la soo dhigay internetka. Hase yeeshee siyaasigaa iminka laga ceeyriyay jagadii uu ka hayay xog-haynta xisbiga. 

Ereyadan ayaa si toos ah looga baahiyay bogga, halkaasina oo uu Delmon Haffo inta mikrafoonka qabsaday yiri:

- Annika Strandhäll, ma ahayn wax wanaagsan inaad ku shaactireeysato xuquuqda raggu u leeyahay doorashada inuu qayb ka ahaado. Dhaqaaji dhillo yahay!

Isha/ Ekot.

                                                                       kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".