Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Bob Daylan oo xilliga gu’ga imaanaya dalkaan Iswiidhan

La daabacay fredag 18 november 2016 kl 15.07
Bob Dylan Sara Danius
Sara Denius iyo Bob Dylan . sawir: David Vincent/AFP Photo.

Fanaanka weyn Bob Dylan kaas oo sanadkaan ku guuleystey abaalmarinta Nobelpris-ka dhanka suugaanta ayaa dalkaan Iswiidhan imaan doona, hadalna ka soo jeedin doona  xilliga guga ee soo socda, sidaasna waxaa sheegtey xoghayaha  Akadamiyadda Iswiidhan Sara Danius.

Xeerka akadamiyadda u yaala ayaa ah in qofkii abaalmarintaas ku guuleystaa uu hadal jeediyo khasabna ma aha in uu shakhsi ahaan soo xaadiro oo gudoomo abaalmarintaas qiimaha leh.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".