Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Nacaybka muslimiinta loo hayo oo Yurub ka kordhaya

La daabacay måndag 21 november 2016 kl 08.48
Munaaradda masjidka magaalada Uppsala.
Munaaradda masjidka magaalada Uppsala. sawir: Sawirle: PONTUS LUNDAHL / TT

Falalkii argagixisada ee sannadihii ugudambeeyey ka dhacay qaar ka mid ah waddammada Yurub ayaa sabab u noqdey naceybdheeri ah ee loo qaado dadyoowga aaminsan diinta islaamka.

Sida ku cad war-bixin baaris ee lagusameeyey carriga boqortooyada ingiriiska oo ay sannadkii ina dhaafay 2015 labajibbaarantay nacaybka loo qabo iyo dhibaatada loo geeysto muslimiinta dalkaasiku dhaqan.

Isha/Ekot.

                                                                    kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".