Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Billaddii 11 aad ee la siiyo Zlatan

La daabacay tisdag 22 november 2016 kl 09.05
Wiil ka soo jeeda Rosengår
(1:23 min)
Zlatan Ibrahimovic på Fotbollsgalan 2016
Zlatan Ibrahimovic på Fotbollsgalan 2016 med sin elfte guldboll. sawir: Jonas Ekströmer/TT

Xidigga kubbadda cagta ee Zlatan Ibrahimovic ayaa halkiisii ka siiwada inuu ku guuleeysto billado abaal-marin ee hor leh waxa lagu magacaabo guldbollaree laga bixiyo dalkan Sweden. Isniintii xalayto ayaa markii kow iyo tobanaad kuguuleeystay abaal-marinta koobka dahabka ee uururka kubbadda cagta Sweden iyowar-geeyska Aftonbladet.

– Wiil ka soo jeeda xaafadda Rosengård oo abaal marin u helaytaalo isaga laga sameeyay,… inkasta oo billadda noocan ah la helo kolka uuruuxu geeriyoodo hase yeeshee aan anigu noolahay. Aad ayaan uga mahad-celinbulshadan iswiidhishka, sida uu sheegay Zlatan oo abaal-marintaa uu guddoomayayka hadlayay.

Isha/ Radiosporten.

                                                               kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".