Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Qorshihii in la isku daro gobolada waddanka oo la baa´biiyay

La daabacay torsdag 24 november 2016 kl 15.57
Västernorrland, gobol ka mid ah Iswiidhan.
Västernorrland, gobol ka mid ah Iswiidhan. sawir: Erik Nylander/TT

Hindisihii sharci ee dawladda oo ahaa in gobolada Iswiidhan la isku daro laguna soo koobo lix gobol ayaa taageero ka waayey xisbiyada Centpartiet io risdeokerna. Tan ayaa ka dhigan in hindisahan hadda la baa´biin doono.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".