Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Kent Ekeroth oo lagu baaqay timeout in uu qaato

La daabacay torsdag 24 november 2016 kl 16.21
Kent Ekeroth (SD) och Stureplan.
Ekeroth säger att han försvarade sig. sawir: Christine Olsson/TT, Hasse Holmberg/TT.

Hoggaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna Jimmie Åkesson ayaa ku guubaabiyey xildhibaan Kent Ekeroth in uu howlaha shaqo ee uu baarlaaanka ka hayo si ku meel gaar ah u joojiyo.

Ariintan ayaa dabo socota dacwad ah gaaraacis loo aga gudbiyey xildhibaanka.

– Haddi ay kugu socoto dacwad si kasta oo wax u dhaceen, markas caqli gal ma ahan in aad meesheeda ka sii wadatid howlaha guddiga cadaaladda ee baarlamaanka. Marka waa muhiim in uu si ku meel gaar ah timeout uga qaato howlaha uu ka hayo guddiga, ayuu yeri Jimmie Åkesson oo la hadlayey wakaalada wararka TT.

Xildhibaan Kent Ekeroth ayaa waxaa ku furan gal dacwadeed kadib markii si lagu eedeynayo Ekerot qof ku hor feeray goob lagu caweeyo.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".