Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Somaliland aqoonsigeedu meel dheer ma jiro

La daabacay fredag 25 november 2016 kl 10.23
Sacad: "Marka nabad la helo ayaa nolol la helaa"
(15 min)
Sacad Cal Shire, wasiirka arrimmaha dibadda iyo xiriirka caalamiga Somaliland.
Sacad Cal Shire, wasiirka arrimmaha dibadda iyo xiriirka caalamiga Somaliland. sawir: Sawirle: Kenadid Mohamed/ Sveriges Radio.

Wasiirka arrimmaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga oo booqasho kooban ku yimid Sweden.

Dhowaantan oo aannu wareeysi la yeelaney mar uu booqasho noogu yimid xarunta idaacadda Sweden ayaannu su'aalo dhinacyo kala duwan la yeelaney wasiirka arrimmaha dibadda iyo is-kaashiga caalamiga Somaliland Sacad Cali Shire. Wareeysigii oo dhan ka dahgeeyso bogga idaacadda.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".