Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Howlo badan ayaa noo hirgaley

La daabacay fredag 25 november 2016 kl 15.49
90% ayaa noo hirgaley mabaadiidii xisbiga
(11 min)
Miljöpartiet i Dalarnas toppkandidater Nils Gossas, Kerstin Lundh, Mursal Isa och Anna Kers Hagberg. Foto: Lotta Ryden P4 Dalarna
Miljöpartiet laantiisa Dalarna iyo xubnaha siyaasiinta ah ee ka tirsan xisbigan oo kale ah, Nils Gossas, Kerstin Lundh, Mursal Isa och Anna Kers Hagberg. Foto: Lotta Ryden P4 Dalarna

Hoggaamiyeyaal 8 gaarsii-san oo horay hoggaanka ugu hayay xisbiga Miljöpartiet oo maqaal dhaleecyn xisbiga maanta ku soo ban-dhigey war-gayska Dagens Nyhet (DN).

Mursal Ciise oo ka tir-san hoggaanka sare ee xisbiga MP oo aannu wareeysi ammuurtaa kala yeelaney ayaannu wax ka weeydiiney inuu xisbigu ku gafey ka mid noqoshadii maamulka dawladda iyo howlaha uu ku soo kordhiyay xisbiga ee quseeya Soomaalida reer Sweden. Mursal Ciise ayaannu su'aashii ugu horreeysay oo aannu weydiinno ahayd bal inuu sawir naga siiyo xaaladda xisbiga MP ku sugan yahay maanta?.

                                                                     kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".