Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Reer miyigii siyaasiga ku noqday Sweden

La daabacay måndag 28 november 2016 kl 13.38
Reer miyigii siyaasiga ku noqday Sweden.
(8:22 min)
Mursal Ciise oo ka tir-san xubnaha hoggaanka sare ee xisbiga Doogga (Miljöpartiet).
Mursal Ciise oo ka tir-san xubnaha hoggaanka sare ee xisbiga Doogga (Miljöpartiet). sawir: Sawirle: U qaas ah.

Maqaal lagu soo daabacay war-geeyska magaciisa loo soo gaabiyo DT ee ka soo baxa gobolka Dalarna ayaa lagu wareeystay Mursal Ciise.

Wareeysigii lala yeeshay oo aannu wax ka weydiinney ayuu noo sheegay inuu ku qanac-san yahay iyo in aanay khasab ahayn in jaamicad laga soo baxo si dalka loola qabsado.

                                                                        kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".