Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Booqashada wasiirka horumarinta Isabella Lövin ku tagtay Soomaaliya

La daabacay fredag 2 december 2016 kl 12.02
Isabella Lövin: Soomaaliya waxay istaahishaa dib in loo disho
(2:01 min)
Isabella Lövin besöker Somalia
1 av 3
Foto: Richard Myrenberg/Sveriges Radio
Foto: Richard Myrenberg/Sveriges Radio
2 av 3
Foto: Richard Myrenberg/Sveriges Radio
Burbur xoog leh oo ka muuqda magaalada Mugadishu sawir: Foto: Richard Myrenberg/Sveriges Radio
3 av 3
Burbur xoog leh oo ka muuqda magaalada Mugadishu sawir: Foto: Richard Myrenberg/Sveriges Radio

Wasiirka horumarinta Isabella Lövin ayaa booqasho gaaban ku tagtay magaala dagaalada la dageen ee Mogadishu.

Soomaaliya waxaa hadda ka socdo doorashooyin iyada oo dalka wajahayo weeraro joogta ah oo uga imaanaya kooxda argagaxisada ah ee Al-shabaab.

Dorashooyinkan oo waqti socday ayaa la filayaa dhawaan in la soo gabo gabayen marka madaxweyne la doorto.

Booqashada Isabella Lövin ayaa salka ku haysay sida arrimahan siyaasada dalkan u socdaan. Waxayna tirir horumar siyaasaadeed ayaa jira:

– Markaa Moqadishu socdaal ku dhex maraysid waxaa arkeysaa sida ay magaalada u burbursan tahay oo dagaalada u burburiyeen dhaxalkii Talyaaniga ka tagay, waa wax laga xumado.

– Waddankan waxuu istaahilaa in dib mar kale loo dhiso farsado weyn ayuuna heystaa, ayey tiri Isabella Lövin.

Inkasta oo ay Lövin Mogadishu ku soo aragtay burbur badan iyo xaalad amaan oo aan cago badan ku taagneyn hadana marka magaalada ka soo dhuufeysay waxaa kala timid dareen rajo.

– Waddankan waxaa ka socda firfircoon wanaagsan. Dib u soo dhiska qaran ee waddankan ka socdo waa mid dhiiro-gelintiisa leh, ayey tiri Isabella Lövin wasiirka horumarinta Sweden oo dhawaan booqasho gaaban ku tagtay magaalo madaxda Soomaalia.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".