Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

SMHI oo ka digaysa waddoyinka waddanka

La daabacay onsdag 7 december 2016 kl 12.15
SMIHI oo ka digaya barafka.
SMIHI oo ka digaya barafka. sawir: Tomas Oneborg/SvD/TT

Hayadda saadaalinta hawada SMHI ayaa ka digaysa khatarta ka jirta qaar ka mid ah wadooyinka waddanka oo lagu siiban karo.

Subaxnimadii maanta ayey dhowr gawaadhi ku siibteen waddoyin ku yaala badhtamaha iyo koonfurta Iswiidhan.

Khatartan ayaa ka dhallatay barafka faraha badan ee waddanka ka da´ay khaasatan waqooyiga Iswiidhan oo u heerkulku eber ka hooseeyo.

Digniinta SMHI ayaa khuseesa dhowr gobol sida Jämtland,Dalarna,Gävleborg,Uppsala,Stockholm,Västmanland, Örebro,Värmland,Västra Götaland,Jönköping,Östergötland,Södermanland iyo Kalmar marka laga reebo Öland.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".