Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dad lagu tuhmayo tahriibin sharci darro ah

La daabacay fredag 9 december 2016 kl 11.29
Sharciga ilaalinta waddanka
(0:42 min)
Sannadkii hore ee 2015 ayaa 258 kiis la xidhiidha arrinkan loo gudbiyay booliska
Sannadkii hore ee 2015 ayaa 258 kiis la xidhiidha arrinkan loo gudbiyay booliska sawir: Emilio Morenatti

In kasta oo dadka soo gelaya Iswiidhan yaraadeen, waxaa weli badan dadka lagu eedaynayo in ay si sharci darro ah dad ku soo geliyeen waddanka.

Sannadkii hore ee 2015 ayaa 258 kiis la xidhiidha arrinkan loo gudbiyay booliska. Dhanka kale ayey ilaa bishii oktoobar sannadkan booliska soo gaadhay 200 dhacdooyin oo lagu tumayo tahriibin.

Sharciga ilaalinta xuduudada ee sannadkan bilawgiisii laga hirgeliyay waddanka ayaa loo maleygaa in uu qeyb weeyn ka qaatay in la qabtay dad badan. Badanka dadkan ayaa lagu qabtaa xuduudka ay Iswiidhan la wadaagto waddanka Denmark.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".