Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Mohamed iyo Åppelviksskolan

La daabacay fredag 16 december 2016 kl 15.36
Waddada barbar marta Äppelviksskolan ee gawaarida u digeeysa iney tartiib u socdaan.
Waddada barbar marta Äppelviksskolan ee gawaarida u digeeysa iney tartiib u socdaan. sawir: Sawirle: Yvonne Åsell / SvD / TT

Äppelviksskolan – waa iskuul ku yaala duleedka magaalada Stockholm. Waa iskuul ey dhigtaan dhallaan ka soo jeeda reero dhaqaalo leh oo dhammaantood asal aahaan ardeydu ka soo jeedaan iswiidhish.

Dhowaantan ayuu iskuulku bilaabay inuu qaabilo dhallaan ajaaniib ah ee dalka ku cusub. Waalidka ayaa cabsi ka muujiyey, isla-markaana ka soo hor-jeedey go’aankaa, hase yeeshee dhallaanka iskuulka dhigtaa ka dhiidhiyeen oo sheegeen in aaney waxba ka qabin. Dodahaa intii ey socdeen ayuu Maxamed oo ka soo jeeda Soomaaliya, keli-nimo dalka ku yimid uu wax-barasho ka bilaabay Äppelvikskolan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".