Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Säpo:"Dhacdada Berlin ma saameeynayso Iswiidhan"

La daabacay tisdag 20 december 2016 kl 11.59
Säpo ayaa u jeeda in ay dhacdada Berlin saameeyn ku yeelan doonin Iswiidhan.
Säpo ayaa u jeeda in ay dhacdada Berlin saameeyn ku yeelan doonin Iswiidhan. sawir: Tomas Oneborg/SvD/TT

Ciidanka ammaanka Iswiidhan ee Säpo ayaa sheegay in dhacdada Berlin saameeynayn Iswiidhan iyo sida ay u arkaan darajada halista laga baqayo in ay dalkan ka dhacdo fal-argagixisnimo.

Tan ayaa ka dhigan in u heerku weli yahay saddex, halka ka ugu sareeya yahay 5.

Sannadkii hore ayuu ciidaanka amaanka ee waddanku kor u qaaday darajadan,3 halkey hore uga ahaan jirtay 2. Go´aankan ayaa la gaadhay ka dib falalkii argagaxisnimo ee ka dhacay magaalada Paris ee waddanka Fraansiiska halkey boqolaal qofi ku dhinteen.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".