Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Waxaa weli gubanaya dukaan ku yaal magaalada Simrishamn.

La daabacay torsdag 22 december 2016 kl 11.57
Dab ka kacay Simrishamn.
Dab ka kacay Simrishamn. sawir: Sawirle: Johan Nilsson/TT

Subaxnimadii hore ee maanta oo khamiis ah ayaa dab qabsaday dukaan ku yaalla bartamaha magaalada Simrishamn. Shaqaalaha dab-damiska ayaan weli guulaysan inay dabkaasi damiyaan.

Ha’adda la dagaallnka dabka ayaa isla subaxnimadii gurmad kasoo dirtay siddeed xarumood oo ay ka mid yihiin Ystad, Tomelilla iyo Malmö.

  • Waxaanu ku rajo weynahay inaanu dabka joojino si aanu meelo kale ugusii fidin. Hadda xaaladdu waa ay adagtahay, waxaanuse xoogga saaraynaa inaanu dabku meelo kale usii gudbin. Sidaas waxaa sheegay Joakim Ilmrud oo ka tirsan hay’adda la dagaalanka dabka.Dadka ayaa laga daadgureeyay agagaarka goobta dabku ka dhacay. Booliska ayaa sheegay inaanay jirin dad waxyeello kasoo gaartay dabka.Hay’adda dab-damiska ayaa sheegtay inaanay halis ku wajahan kaniisad iyo madxaf ku yaalla agagaarka goobta dabku ka dhacay.

Isha/ekot

                                                            mohamoud.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".