Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Laba qof oo lugu dilay magaalada Hudiksvall

La daabacay fredag 23 december 2016 kl 10.15
Xaafada Råbo
(0:43 min)
Booliska magaalada Hudiksvall ayaa raadinaya qof lugu tuhmayo in uu ka dambeeyay dilkii xalay halka haween 71 jir ah iyo nin da´diisu tahay 62 ku dhinteen.
Booliska magaalada Hudiksvall ayaa raadinaya qof lugu tuhmayo in uu ka dambeeyay dilkii xalay halka haween 71 jir ah iyo nin da´diisu tahay 62 ku dhinteen. sawir: Mats Andersson/TT

Booliska magaalada Hudiksvall ayaa raadinaya wixii ka dambeeyay dilkii xalay halka haween 71 jir ah iyo nin da´diisu tahay 62 ku dhinteen.

Qofka amba dadka dhacdodan ka dambeeyay ayaa hadda laga raadinaya kaynta u dhow badda Råbosjön ee waqooyiga magaalada Hudiksvall.

Saacadu wexeey aheeyd tobankii habeenimo xalay marka ay booliska soo gaadhay in qeeylo laga maqlay guri ku yaala xaafada Råbo.

Hasayeeshe ayey marka ay boolisku yimaadeen islamarkiiba heleen laba qof oo meeyd ah.

Booliska ayaa hadda baadhitaan furay halka ay doonayaan in ay gacanta ku dhigaan qofkii amba dadkii ka dambeeyay dilkan.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".