Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dood ka aloosan kubbadda koleyga hablaha

La daabacay onsdag 28 december 2016 kl 20.09
Dhiigga daadaneya in laga hadlaa ka muhii-san
(0:17 min)
Xaawo-Luul oo ku dhaqan xaafadda Rinkeby oo xiiseeysa ciyaarta basketka. Sawirle: Kenadid Maxamed/SR.
Xaawo-Luul oo ku dhaqan xaafadda Rinkeby oo xiiseeysa ciyaarta basketka. Sawirle: Kenadid Maxamed/SR. sawir: Foto: Kenadid Mohamed/SR.

Astur Jaamac cilmi waxay ka mid ahayd hablihii qaranka kubbadda kollayga ee Soomaaliya intii uu dalkaasi lahaa dawlad jirta.

Dhowaantan rag wadaaddo isku sheega ayaa saxaafadda kaga dhawaaqay in aaney diintu u fasaxeyn iney ciyaarta kubbadda kolleyga ciyaaraan.

Astur Jaamac Cilmi oo muddadii ugu dambeeysay ku dhaqnayd Sweden ayaa sheegtay in wadaaddada looga fadhiyo howlo ka ballaaran, haddii ey aqoonteeda leeyihiin inta ey ku mashquuli lahaayeen gabdho yar yar ee kubbad ciyaaraya:

Wareeysigaa oo dhameeystiran ayaannu berito idiin soo gudbin doonnaa.

                                                             kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".