Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dacaayadaha xagjirrada midigta fog oo kor u kacay

La daabacay torsdag 29 december 2016 kl 10.00
Xag-jirro dhanka midig oo bannaan-bax ku sameeyneya magaalada Stockholm.
Xag-jirro dhanka midig oo bannaan-bax ku sameeyneya magaalada Stockholm. sawir: Sawirle: Mats Andersson / TT

Dacaayadaha garabyada xag-jirka dhanka midig ee dalkan Sweden ayaa aad kor ugu kacey.

Hababka dacaayadahaa lagu faafiyo ayuu ka mid yahay habka war-baahinta ee loo yaqaanno podd-ka oo sannadihii ugu dambeeyey. Intaa waxaa dheer iney soo baxeen shaashado aaladda bulshadu ku kulanto ee facebook oo ey dacaayadahooda ku faafiyaan xag-jirrada dhanka midig. Intaa waxaa dheer iney bilaabeen dukaan shaashadda internet-ka ee lagu baahiyo qoraallada.

Isha/ Ekot.

                                                                  kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".