Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Maxaad ku xasuusataa sannadka 2016

La daabacay fredag 30 december 2016 kl 15.42
Khadra: Sannadka waxaan ku xasuustaa inuu aha sannad aad u wanaagsan
(8:19 min)
Gabogabadii sannadka 2016:ka.
Gabogabadii sannadka 2016:ka. sawir: Hasse Holmberg/TT

Khadra Xassan waxay Sweden ku dhaqnayd muddo 9 sannadood kor u dhaafaysa. Mar ay nagu soo booqatay xarunta idaacadda ayaannu wax ka waydiinney waxyaabaha ay ku xasuusan doonto sannadka 2016.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".