Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Wargeeys carruureed oo af- soomaali ku qoran

La daabacay måndag 2 januari kl 15.05
Soosaaraha wargeeyska Carruurteenna
(5:17 min)
Musa Isse är ansvarig utgivare och redaktören för den nya tidningen som heter Carruurteenna, vilket betyder "Våra Barn".
Musa Isse waa soosaaraha wargeeyska carrurta somalida ee la magac baxay "Carruurteenna". Sawirqaade: Christy Chamy/ Sveriges Radio

Wargeys soomaali leedahay oo Iswiidhan ka soo baxa ayaa ku guuleystey dhaqaale dhanqanka loogu tala galay.

Wargeeyskan oo la yidhaahdo ”Carruuurteena” ayaa loogu tala galay currurta soomaalida ah ee ku dhaqan Iswiidhan , waxaannu soo baxaa afar jeer sannadkii. Wargeeyskan oo ah kii ugu horeeyey ee noociisa ah ee wadankan ka soo baxa ayaa lagu qoraa sheekooyinka, suuganta, maaweelada iyo cilmi kororsi carruurta loogu tala galay.

Musa M. Isse oo ah soosaaraha wargeeyskan ayaanu ka wareysanay wargeyskan oo hada ka helay dhaqaale gudida dhaqanka dawlada Iswiidhan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".